Shirka Garoowe Maxaa laga filan karaa? fursado iyo caqabado is garab yaalla!

Shirka Garoowe ee Madaxda Federaalka iyo Gobalada oo galay maalintiisii 3 aad ayey horyaaliin Fursado qaali ah iyo Caqabado yar; A. Fursadaha cusub ee horyaal shirka Garoowe waxaa ka mid ah: 1. In aan Ajnabi ku dhex-jirin Madaxda dalka, saameynta uu ku leeyahayna ay yartahay. 2. In Madaxweyne Deni iyo reer Puntland ay rabaan in … Continue reading Shirka Garoowe Maxaa laga filan karaa? fursado iyo caqabado is garab yaalla!